Laawiyiintii 26:36 ~ Левит 26:36

picture

O o intii idinka hadhana waxaan qalbigooda ku ridi doonaa fulanimo, iyagoo dalalka cadaawayaashooda dhex jooga, oo sanqadha caleen dabaylu kaxaynayso ayaa iyaga eryan doonta, oo waxay uga carari doonaan sida qof seef uga cararo, oo iyadoo aan ninna eryanayn ayay iska daadan doonaan.


А сердца уцелевших в землях их врагов Я сделаю такими боязливыми, что звук гонимого ветром листа будет обращать их в бегство. Они побегут, словно от меча, и упадут, хотя за ними не будет погони.

Continue reading Report error