Laawiyiintii 26:33 ~ Leviticus 26:33

picture

O o waxaan idinku kala dhex firdhin doonaa quruumaha, oo seef gal la' waan idinla daba geli doonaa, dalkiinnuna cidla buu noqon doonaa, oo magaalooyinkiinnuna baabba' bay noqon doonaan.


And I will scatter you among the heathen, and will draw out a sword after you: and your land shall be desolate, and your cities waste.

Continue reading Report error