Laawiyiintii 26:22 ~ Leviticus 26:22

picture

O o waxaan dhexdiinna ku soo dayn doonaa dugaagga duurka, kuwaasoo carruurtiinna idinka dhifan doona, oo xoolihiinna baabbi'in doona, oo idin kala yarayn doona, oo jidadkiinnuna cidla bay noqon doonaan.


I will also send wild beasts among you which shall rapture your children and destroy your animals and make you few in number, and your ways shall be desolate.

Continue reading Report error