O o anna gees baan idinka noqon doonaa, oo cadaawayaashiinna hortooda baa laydinku layn doonaa, oo waxaa idiin talin doona kuwo idin neceb, waadna iska carari doontaan iyadoo aan ninna idin eryanayn.
Я обращу Мое лицо против вас, и ваши враги разобьют вас. Ненавидящие вас станут повелевать вами, и вы побежите даже тогда, когда за вами не будет погони.
Continue reading Report error