Laawiyiintii 26:1 ~ Leviticus 26:1

picture

W aa inaydaan sanamyo samaysan, ama aydaan qotonsan ekaan la qoray amase tiir, oo waa inaydaan dalkiinna dhagax la qoray u dhex dhigin inaad u sujuuddaan, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah.


‘You shall not make for yourselves idols, nor shall you set up for yourselves an image or a sacred pillar, nor shall you place a figured stone in your land to bow down to it; for I am the Lord your God.

Continue reading Report error