Laawiyiintii 25:8 ~ Lê-vi 25:8

picture

O o waa inaad tirsataa toddoba sabtiyood oo sannado ah, taasu waxa weeyaan toddoba meelood oo toddoba sannadood ah; oo toddoba sabtiyood oo toddoba sannadood ah wakhtigoodu wuxuu kuu ahaan doonaa sagaal iyo afartan sannadood.


Ngươi cũng hãy tính bảy tuần năm tức bảy lần bảy năm; thì giờ của bảy tuần năm nầy sẽ là bốn mươi chín năm;

Continue reading Report error