Laawiyiintii 25:46 ~ Левит 25:46

picture

O o iyaga waa inaad dhaxal uga dhigtaan carruurtiinna idinka dambaysa, si ay iyana hanti ahaan ugu haystaan; oo iyagu waa kuwa aad weligiin addoommo ka dhiganaysaan, laakiinse walaalihiinna reer binu Israa'iil waa inaan midkiinna midka kale cadaadis ugu talin.


И да ги оставяте в наследство на децата си; те да ги наследяват след вас като притежание; винаги от тях да бъдат вашите роби; но над братята си, израелтяните, да не господствате един над друг жестоко.

Continue reading Report error