Laawiyiintii 25:33 ~ Левит 25:33

picture

O o mid reer Laawi ahu hadduu soo furto, markaas gurigii la iibiyey iyo magaaladii hantidiisa ahaydba waxay bixi doonaan wakhtiga yubilii ah, waayo, guryaha ku dhex yaal magaalooyinka reer Laawi waa hantidooda oo ku dhex jirta reer binu Israa'iil.


Собственность левитов – дом в городе, которым они владеют – подлежит выкупу и должна возвращаться в юбилейный год, потому что дома в городах левитов – это их собственность у израильтян.

Continue reading Report error