Laawiyiintii 25:30 ~ 利 未 記 25:30

picture

O o haddaan la soo furan intii sannad dhan ah, markaas gurigii magaalada deyran ku yiil waa inuu weligii hanti u ahaadaa qofkii iibsaday, oo tan iyo ab ka ab isagaa iska leh, oo sannadda yubilii ahna gacantiisa ka bixi maayo.


若 在 一 整 年 之 內 不 贖 回 , 這 城 內 的 房 屋 就 定 準 永 歸 買 主 , 世 世 代 代 為 業 ; 在 禧 年 也 不 得 出 買 主 的 手 。

Continue reading Report error