Laawiyiintii 25:29 ~ Leviticus 25:29

picture

O o qof hadduu iibiyo guri lagu hoydo oo magaalo deyr leh ku yaal, markaas intii sannad dhan ah wuu soo furan karaa gurigiisii uu iibiyey, waayo, sannad dhan ah wuxuu xaq u leeyahay inuu soo furto.


If a man sells a dwelling house in a fortified city, he may redeem it within a whole year after it is sold; for a full year he may have the right of redemption.

Continue reading Report error