Laawiyiintii 25:10 ~ Левит 25:10

picture

O o waa inaad sannadda kontonaad quduus ka dhigtaan, oo dhammaan dadka dalka deggan oo dhan waxaad u naadisaan xorriyad, oo sannaddaasu waxay idiin ahaan doontaa wakhti yubilii ah; oo midkiin kastaa waa inuu ku noqdaa hantidiisii, oo midkiin kastaa waa inuu ku noqdaa qoladiisii.


И да осветите петдесетата година и да прогласите освобождение из цялата земя на всичките й жители; това ще ви бъде юбилей, когато ще се върнете, всеки на притежанието си, и ще се върнете, всеки при семейството си.

Continue reading Report error