Laawiyiintii 24:16 ~ Левит 24:16

picture

K ii magaca Rabbiga caaya sida xaqiiqada ah waa in la dilaa. Ururka oo dhammu hubaal waa inay isaga dhagxiyaan, oo hadduu shisheeye yahay iyo hadduu waddani yahayba, markuu magaca Rabbiga caayo waa in la dilaa.


Който похули Господното име непременно да се умъртви; цялото общество да го убие с камъни; бил той чужденец или туземец, когато похули Господното име, да се умъртви.

Continue reading Report error