O o waa inaad reer binu Israa'iil la hadashaa oo waxaad ku tidhaahdaa, Ku alla kii Ilaahiisa caayaa waa inuu dembigiisa qaadaa.
и сынам Израилевым скажи: кто будет злословить Бога своего, тот понесет грех свой;