O o maalinta kowaad waa inaad shir quduus ah yeelataan. Waa inaydaan innaba shuqul adag qaban.
In the first day ye shall have a holy convocation: ye shall do no servile work.