H abase yeeshee bisha toddobaad maalinteeda shan iyo tobnaad, markaad midhaha dhulka soo urursataan, waa inaad intii toddoba maalmood ah Rabbiga iiddiisa dhawrtaan. Maalinta kowaad waa inay ahaataa nasasho weyn, oo maalinta siddeedaadna waa inay ahaataa nasasho weyn.
În a cincisprezecea zi a lunii a şaptea, după ce aţi adunat roadele ţării, să ţineţi sărbătoarea Domnului, timp de şapte zile; atât prima, cât şi a opta zi să fie o zi de odihnă.
Continue reading Report error