Laawiyiintii 23:27 ~ Левит 23:27

picture

H abase yeeshee bishan toddobaad maalinteeda tobnaad waa maalinta kafaaraggudka. Oo waa inay idiin ahaataa shir quduus ah, oo waa inaad nafihiinna dhibtaan; oo waa inaad Rabbiga u bixisaan qurbaan dab lagu sameeyo.


– В десятый день этого седьмого месяца будет День отпущения. Созывайте священное собрание, смиряйте себя и приносите Господу огненную жертву.

Continue reading Report error