O o markaad beeraha dhulkiinna goosataan waa inaydaan dhammaan wada goosan midhaha ku yaal beertiinna geesaheeda, oo weliba waa inaydaan wada urursan xaaxaabka beergoosadkiinna; waa inaad u daysaan miskiinka iyo shisheeyaha, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah. Iidda Buunanka
‘ When you reap the harvest of your land, moreover, you shall not reap to the very corners of your field nor gather the gleaning of your harvest; you are to leave them for the needy and the alien. I am the Lord your God.’”
Continue reading Report error