O o waa inaad rugihiinna ka keentaan laba kibsood oo ah qurbaan la ruxruxo, oo ah eefaah toban meelood loo dhigay labadiis meelood, oo waa inay bur ahaadaan, oo waa in khamiir lagu dubaa oo Rabbiga loogu keenaa qurbaan midhaha ugu horreeya.
You shall bring in from your dwelling places two loaves of bread for a wave offering, made of two-tenths of an ephah; they shall be of a fine flour, baked with leaven as first fruits to the Lord.
Continue reading Report error