Laawiyiintii 23:14 ~ 利 未 記 23:14

picture

O o waa inaydaan cunin kibis, ama hadhuudh duban, ama sabuullo cusub ilaa isla maalintaas, jeeraad keentaan qurbaankii Ilaahiinna. Kaasu weligiinba waa idiin qaynuun tan iyo ab ka ab meel kastoo aad deggan tihiinba. Iidda Todobaadyada


无 论 是 饼 , 是 烘 的 子 粒 , 是 新 穗 子 , 你 们 都 不 可 吃 , 直 等 到 把 你 们 献 给 神 的 供 物 带 来 的 那 一 天 才 可 以 吃 。 这 在 你 们 一 切 的 住 处 作 为 世 世 代 代 永 远 的 定 例 。

Continue reading Report error