Laawiyiintii 23:10 ~ Левит 23:10

picture

D adka reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Dalka aan idin siinaya markaad gashaan oo aad midhaha goosataan, markaas waxaad wadaadka u keentaan xidhmo ah beergooyska midhihiisa ugu horreeya.


– Говори с израильтянами и скажи им: «Когда вы войдете в землю, которую Я отдаю вам, и соберете на ней урожай, принесите к священнику первый сноп собранного зерна.

Continue reading Report error