Laawiyiintii 22:6 ~ Leviticus 22:6

picture

q of alla qofkii waxyaalaha caynkaas ah taabtaa wuxuu nijaas ahaan doonaa tan iyo fiidkii, oo waa inuusan wax ka cunin waxyaalaha quduuska ah, inuu jidhkiisa biyo ku maydho mooyaane.


—a person that toucheth any such shall be unclean until even, and shall not eat of the holy things; but he shall bathe his flesh with water,

Continue reading Report error