Laawiyiintii 22:4 ~ Leviticus 22:4

picture

O o ku alla kii farcanka Haaruun ka mid ah oo baras qaba, ama dheecaan ka daadanayaa, waa inuusan wax ka cunin waxyaalaha quduuska ah jeeruu daahir noqdo. Oo ku alla kii taabta wax meyd ku nijaasoobay, ama uu taabta nin shahwaddiisu ka daadatay,


‘Whatever man of the descendants of Aaron, who is a leper or has a discharge, shall not eat the holy offerings until he is clean. And whoever touches anything made unclean by a corpse, or a man who has had an emission of semen,

Continue reading Report error