Laawiyiintii 22:25 ~ Левит 22:25

picture

O o kuwaas waa inaydaan ka guddoomin qof shisheeye ah gacantiis oo aydaan ku bixin cuntada Ilaahiinna, maxaa yeelay, iyagu wax kharriban bay leeyihiin, oo iin baa ku taal. Sidaas daraaddeed iyaga innaba laydinka aqbali maayo.


Нито от страна на чужденец да принасяте едно от всички тия за храна на вашия Бог, защото разтление има в тях, недостатък има в тях; не ще ви бъдат приети.

Continue reading Report error