L aakiinse wadaad gabadhiis hadday carmal tahay, ama la soo furay, oo ayan carruur lahayn, oo ay ku soo noqoto gurigii aabbaheed, oo ay halkaas u joogto sidii waagii ay yarayd, markaas iyadu wax ha ka cunto cuntada aabbaheed, laakiinse qof qalaadu yuusan wax ka cunin.
когда же дочь священника будет вдова, или разведенная, и детей нет у нее, и возвратится в дом отца своего, как в юности своей, тогда она может есть хлеб отца своего; а посторонний никто не должен есть его.
Continue reading Report error