Laawiyiintii 21:8 ~ Levítico 21:8

picture

H addaba sidaas daraaddeed waa inaad isaga quduus ka dhigtaa, waayo, isagu wuxuu bixiyaa cuntada Ilaahaaga, oo isagu waa inuu quduus kuu ahaadaa, waayo, anba quduus baan ahay, anigoo ah Rabbiga quduus idinka dhiga.


“Lo consagrarás, pues, porque él ofrece el alimento de tu Dios; será santo para ti; porque yo, el Señor que os santifico, soy santo.

Continue reading Report error