O o qof alla qofkii u jeesta xagga kuwa ruuxaanta leh iyo saaxiriinta, oo iyaga u daba gala sida naagu ninkeeda uga dhillowdo, sida xaqiiqada ah anigu qofkaas ayaan ka gees noqon doonaa oo isagaan dadkiisa ka dhex gooyn doonaa.
‘I will go against the person who turns to those who speak with bad spirits and talk to the dead. In doing this, he sells himself to them. He will not be numbered among God’s people.
Continue reading Report error