Laawiyiintii 20:5 ~ Leviticus 20:5

picture

m arkaas aniga ayaa ninkaas iyo reerkiisaba ka gees noqon doonaa, oo isaga iyo in alla intii raacda inay Moleg u daba galaan sida naagu ninkeeda uga dhillowdo, waxaan ka dhex gooyn doonaa dadkooda.


then I will set my face against that man and against his family and will cut him off with all those that fornicated after him, prostituting themselves after Molech.

Continue reading Report error