Laawiyiintii 20:25 ~ ﺍﻟﻼﻭﻳﻲ 20:25

picture

H addaba sidaas daraaddeed waa inaad kala soocdaan xayawaanka daahirka ah iyo kan nijaasta ah, iyo haadda daahirka ah iyo tan nijaasta ah, oo waa inaydaan nafihiinna wax karaahiyo ah kaga dhigin xayawaan ama haad ama waxa dhulka ku gurguurta oo aan idinka soocay oo aan idhi, Waa nijaas.


فَيَنبَغِي أنْ تُمَيِّزُوا بَينَ الحَيواناتِ وَالطُّيُورِ الطّاهِرَةِ وَغَيرِ الطّاهِرَةِ. لا تُنَجِّسُوا أنفُسَكُمْ بِأنْ تَأكُلُوا حَيواناً أوْ طَيراً أوْ أيَّ كائِنٍ يَزحَفُ عَلَى الأرْضِ قَدِ اعتَبَرتُهُ نَجِساً لَكُمْ.

Continue reading Report error