W eliba waxaad ku tidhaahdaa reer binu Israa'iil, Ku alla kii reer binu Israa'iil ka mid ah, ama shisheeyayaasha idin dhex deggan ka mid ah, oo carruurtiisa Moleg siiya, sida xaqiiqada ah kaas waa in la dilaa, oo dadka dalka degganu waa inay dhagax la dhacaan.
“Again, you shall say to the children of Israel: ‘Whoever of the children of Israel, or of the strangers who dwell in Israel, who gives any of his descendants to Molech, he shall surely be put to death. The people of the land shall stone him with stones.
Continue reading Report error