Laawiyiintii 2:9 ~ 利 未 記 2:9

picture

O o wadaadku qurbaanka hadhuudhka ah waa inuu ka qaadaa intii xusuusta ahayd, oo meesha allabariga dusheeda ha ku gubo, waayo, waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah.


祭 司 要 从 素 祭 中 取 出 作 为 纪 念 的 , 烧 在 坛 上 , 是 献 与 耶 和 华 为 馨 香 的 火 祭 。

Continue reading Report error