W aa inaad cad cad u kala jejebisid oo aad saliid ku shubtid, waayo, waa qurbaan hadhuudh ah.
Thou shalt part it in pieces, and pour oil thereon: it is a meat offering.