Laawiyiintii 2:10 ~ Левит 2:10

picture

O o wixii qurbaanka hadhuudhka ah ka hadho waa in Haaruun iyo wiilashiisu iska lahaadaan, oo waa wax ugu wada quduusan qurbaannada Rabbiga ee dab lagu sameeyo.


Остаток хлебного приношения принадлежит Аарону и его сыновьям; это самая святая часть от огненных жертв Господу.

Continue reading Report error