Laawiyiintii 19:9 ~ Левит 19:9

picture

O o markaad goosataan waxa dhulkiinna ka soo baxa waa inaydaan midhaha ka wada goosan rukummada beertiinna, oo weliba waa inaydaan soo urursan xaaxaabka beergoosadkiinna.


Когато жънете жетвата на земята си, да не дожънеш краищата на нивата си и да не събереш падналите в жетвата си класове.

Continue reading Report error