O o markaad allabari qurbaanno nabaadiino ah Rabbiga u bixinaysaan waa inaad bixisaan si laydiin aqbalo.
And when ye offer a sacrifice of peace-offerings unto Jehovah, ye shall offer it that ye may be accepted.