W aa inaad haysataan kafado qumman iyo miisaan qumman, iyo eefaah qumman iyo hiin qumman, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah oo dalkii Masar idinka soo bixiyey.
righteous balances, righteous weights, a righteous ephah, and a righteous hin ye have; I Jehovah your God, who hath brought you out from the land of Egypt;
Continue reading Report error