W aa inaydaan wax dhiiggoodu ku jiro cunin, oo waa inaydaan u tegin falanfallowyo ama aydaan faalna ku noqnoqon.
Ye shall eat nothing with the blood.—Ye shall not practise enchantment, nor use auguries.