Laawiyiintii 19:18 ~ ﺍﻟﻼﻭﻳﻲ 19:18

picture

W aa inaadan ninna ka aarsan, waana inaadan dadkaaga u ciil qabin, laakiinse waa inaad deriskaaga u jeclaataa sidaad naftaada u jeceshahay oo kale, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.


لا تَنتَقِمْ وَلا تَحقِدْ عَلَى أحَدٍ مِنْ شَعبِكَ، بَلْ تُحِبُّ صَاحِبَكَ كَما تُحِبُّ نَفْسَكَ. أنا اللهُ.

Continue reading Report error