Laawiyiintii 19:13 ~ Leviticus 19:13

picture

W aa inaadan deriskaaga dulmin, waana inaadan waxba ka dhicin. Oo shaqaale aad soo kiraysatay mushahaaradiisu yaanay habeenkii kugu baryin oo kugu gaadhin tan iyo subaxda dambe.


‘You shall not cheat your neighbor, nor rob him. The wages of him who is hired shall not remain with you all night until morning.

Continue reading Report error