W aa inaadan neef xayawaan ah kudin si aadan ugu nijaasoobin, oo naaguna waa inayan neef xayawaan ah is-hor taagin si ay isaga ugu jiifsato, waayo, taasu waa qasnaan.
Nor shall you mate with any animal, to defile yourself with it. Nor shall any woman stand before an animal to mate with it. It is perversion.
Continue reading Report error