Laawiyiintii 18:21 ~ Левит 18:21

picture

W aa inaadan carruurtaada Moleg siin oo aadan iyaga innaba dab u dhex marsiin, oo weliba waa inaadan magaca Ilaahaaga hadal nijaas ah ka sheegin, waayo, aniga ayaa Rabbiga ah.


А з насіння свого не даси на жертву Молохові, і не зневажиш Імени Бога свого. Я Господь!

Continue reading Report error