Laawiyiintii 17:15 ~ Levitic 17:15

picture

O o qof kasta oo cuna neef iska bakhtiyey amase neef dugaagu bakhtiistay, hadduu yahay waddani iyo hadduu shisheeye yahayba waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkana nijaas buu ahaanayaa, oo dabadeedna daahir buu ahaan doonaa.


Oricine, fie băştinaş, fie străin, care va mînca dintr'o fiară moartă sau sfîşiată, să-şi spele hainele, să se scalde în apă, şi va fi necurat pînă seara; apoi va fi curat.

Continue reading Report error