Laawiyiintii 16:33 ~ Leviticus 16:33

picture

O o isagu waa inuu kafaaraggud u sameeyaa meesha quduuska ah, waana inuu kafaaraggud u sameeyaa teendhada shirka iyo meesha allabariga, oo waa inuu kafaaraggud u sameeyaa wadaaddada iyo dadka shirka oo dhan.


He shall make atonement for the Holy Sanctuary, for the Tent of Meeting, and for the altar, and shall make atonement for the priests and for all the people of the assembly.

Continue reading Report error