Laawiyiintii 16:27 ~ 利 未 記 16:27

picture

O o dibigii qurbaanka dembiga ahaa, iyo orgigii qurbaanka dembiga ahaa oo dhiiggooda loo soo geliyey meesha quduuska ah in kafaaraggud lagu sameeyo, waa in xerada dibadda looga bixiyaa, oo haraggooda iyo hilibkooda iyo uuskoodaba dabka lagu gubaa.


作 贖 罪 祭 的 公 牛 和 公 山 羊 的 血 既 帶 入 聖 所 贖 罪 , 這 牛 羊 就 要 搬 到 營 外 , 將 皮 、 肉 、 糞 用 火 焚 燒 。

Continue reading Report error