Laawiyiintii 15:8 ~ Левит 15:8

picture

O o kan dheecaanku ka daadanayaana hadduu ku candhuufo qof daahir ah, markaas ninkaasu waa inuu dharkiisa maydhaa, oo isna biyo ku maydhaa, oo tan iyo fiidkii nijaas buu ahaanayaa.


Оня, който има течението, ако плюе върху чистия, този да изпере дрехите си и да се окъпе във вода и да бъде нечист до вечерта.

Continue reading Report error