Laawiyiintii 14:25 ~ 利 未 記 14:25

picture

O o waa inuu gowracaa wanka qurbaanka xadgudubka ah, oo wadaadku waa inuu dhiigga qurbaanka xadgudubka qaarkiis soo qaadaa, oo taabsiiyaa kan la daahirinayo caaradda dhegtiisa midig, iyo suulka gacantiisa midig, iyo suulka cagtiisa midigba.


要 宰 了 赎 愆 祭 的 羊 羔 , 取 些 赎 愆 祭 牲 的 血 , 抹 在 那 求 洁 净 人 的 右 耳 垂 上 和 右 手 的 大 拇 指 上 , 并 右 脚 的 大 拇 指 上 。

Continue reading Report error