Laawiyiintii 14:21 ~ Левит 14:21

picture

L aakiinse isagu hadduu miskiin yahay oo uusan intaas oo dhan wada heli karin, markaas waa inuu keenaa wan yar oo qurbaankii xadgudubka aawadiis loo ruxruxo si uu kafaaraggud ugu sameeyo, iyo eefaah toban meelood loo dhigay meeshiis oo bur ah oo saliid lagu daray oo qurbaan hadhuudh ah loo bixiyo, iyo log saliid ah,


А якщо він бідний, і рука його неспроможна, то візьме одного баранця на жертву за провину на колихання, щоб очистити його, і одну десяту ефи пшеничної муки, мішану в оливі, і лоґа оливи,

Continue reading Report error