Laawiyiintii 14:20 ~ Левит 14:20

picture

o o wadaadku waa inuu meesha allabariga ku dul bixiyaa qurbaanka la gubo iyo qurbaanka hadhuudhka, oo wadaadku waa inuu isaga kafaaraggud u sameeyaa, oo isna daahir buu ahaan doonaa.


и возложит священник всесожжение и приношение хлебное на жертвенник; и очистит его священник, и он будет чист.

Continue reading Report error