O o wadaadku waa inuu bixiyaa qurbaanka dembiga, oo waa inuu nejisnimadiisii daraaddeed kan la daahirinayo aawadiis kafaaraggud u sameeyaa, oo dabadeedna waa inuu gowracaa neefkii ahaa qurbaanka la gubo,
And the priest shall offer the sin and reconcile the one that is to be purified from his uncleanness; and afterward he shall kill the burnt offering.
Continue reading Report error