K anu waa sharciga ku saabsan cudurka baraska ahu markuu dharka dhogorta idaad ah ama dharka wanaagsan oo linenka ah kaga dhaco dunta fidsan ama tan gudubsan, ama waxa kasta oo harag laga sameeyo, in la yidhaahdo, Waxaasu waa daahir, ama in la yidhaahdo, Waa nijaas.
This is the law for the mark of leprosy in a garment of wool or linen, whether in the warp or in the woof, or in any article of leather, for pronouncing it clean or unclean.
Continue reading Report error