Laawiyiintii 13:57 ~ Leviticus 13:57

picture

O o haddii cudurkii weli dharkii kaga sii muuqdo dunta fidsan ama tan gudubsan ama wax kasta oo harag laga sameeyey markaas waa inaad dab ku gubtaa waxa cudurku ku yaal, maxaa yeelay, cudurku waa soo faafayaa.


If it appears still in the garment, either in the warp or in the woof, or in anything made of skin, it is spreading; you shall burn the diseased part with fire.

Continue reading Report error